Kabo buudh, rag ah
Waa kabo tayo leh oo asd ku mari karto,barri iyo buurba

27 $

Save
Samsung A72
Ram 8gbStorage 128gb

300 $

Save
Video Editor | Graphic Designer | Programmer | Digital Marketer
Video Editing Waxaan Kuu hagaajinayaa ama kuu samaynayaa dhammaan Muuqaalada kala duwan waxaan si fiican u aqaanaa dhammaan softwaradan Camtasia Studio , Wondershare Filmora , Sony Vegas , Davinci Resolve , Adobe Premier Iyo After Effect.Graphic Designer Waxaan Kuu samaynayaa dhammaan wax kasta oo naqshadayn ah sida Naqshadaynta Alaabaha , Jaldiga Buugaagta , Social Media Banners , Kaadhadhka Ganacsiga , Anigoo Isticmaali doona Softwarada Adobe XD , Adobe Photoshop Iyo Adobe Illustrator.ProgrammerWaxaan kuu samayn karaa systemyada kala duwan sida School Management system , Hotel Management sytem iyo Hospital management System . Annigoo isticmaali doona luuqadaha (HTML , CSS , JAVASCRIPT, PHP , SQL ) iyo frameworkyada Laravel iyo Bootstrap .Digital MarkaterWaxaan kuu Qaban Karaa Adeega Suuqgaynta Ee La yidhaa Digital Marketing Ama samaynta xayaysiinta ka soo muuqata baraha bulshada sida youtube , google display , google SEO , facebook iyo instagram . TranslationWaxaan kuu turjumi karaa luuqadaha English iyo Arabic anigoo kuugu turjumaya somali sax ah sidoo kale somali waan kuugu badali karaa labadaas luuqadood.waxaadna cadayn ka arki kartaa accountigayga fivver oo aan shaqo u qabtay tiro gaadhaysa 8 qof oo isiiyay 5/5 Xidigod.https://www.fiverr.com/users/abdihalimabdi1

Contact us

Save