About Us


About Us

KU KOBCI GANACSIGAAGA KOW.SO SI LACAG LA’AAN AH.

KOW.SO MARKETPLACE waa suuqwayne digital ah oo ay soo booqato kumanaan dukaamaysi doon ah maalin walba. Waxaad ku gadi kartaa badeecadaha iyo adeegyada aad bixisid si dhaqsa ah oo waliba lacag la’aan ah.

Haddaba maxaad gadaysaa ama gadanaysaa?

Gaari, guri, dhul, beer, Mobile cusub, Mid celis ah, laptop, computer shay yar  ama mid wayn… ku kobci ganacsigaaga kow.so si lacag la’aan ah.

KOW.SO waxay ku siinaysaa fursad dahabi ah oo aad ku kobcin kartid ganacsigaaga iyo adeegyadaada, haddaba booqo KOW.SO