Video Editor | Graphic Designer | Programmer | Digital Marketer

1 year ago   Services   Las Anod   143 views Reference: 283

Location: Las Anod

Price: Contact us Negotiable


Video Editing

Waxaan Kuu hagaajinayaa ama kuu samaynayaa dhammaan Muuqaalada kala duwan waxaan si fiican u aqaanaa dhammaan softwaradan Camtasia Studio , Wondershare Filmora , Sony Vegas , Davinci Resolve , Adobe Premier Iyo After Effect.

Graphic Designer

Waxaan Kuu samaynayaa dhammaan wax kasta oo naqshadayn ah sida Naqshadaynta Alaabaha , Jaldiga Buugaagta , Social Media Banners , Kaadhadhka Ganacsiga , Anigoo Isticmaali doona Softwarada Adobe XD , Adobe Photoshop Iyo Adobe Illustrator.

Programmer

Waxaan kuu samayn karaa systemyada kala duwan sida School Management system , Hotel Management sytem iyo Hospital management System . Annigoo isticmaali doona luuqadaha (HTML , CSS , JAVASCRIPT, PHP , SQL ) iyo frameworkyada Laravel iyo Bootstrap .

Digital Markater

Waxaan kuu Qaban Karaa Adeega Suuqgaynta Ee La yidhaa Digital Marketing Ama samaynta xayaysiinta ka soo muuqata baraha bulshada sida youtube , google display , google SEO , facebook iyo instagram .

Translation

Waxaan kuu turjumi karaa luuqadaha English iyo Arabic anigoo kuugu turjumaya somali sax ah sidoo kale somali waan kuugu badali karaa labadaas luuqadood.

waxaadna cadayn ka arki kartaa accountigayga fivver oo aan shaqo u qabtay tiro gaadhaysa 8 qof oo isiiyay 5/5 Xidigod.

https://www.fiverr.com/users/abdihalimabdi1


This listing has no comments yet. Be the first to leave a comment.