Geel iyo Baarqabkiis oo iib ah

1 year ago   Animals & Livestock   Dhusamareb   203 views Reference: 300

Location: Dhusamareb

Price: Contact us Negotiable


OGEEYSIIS OGEEYSIIS

WAXAAN HEEYNAA GEEL IIB AH WAXA UUNA JOOGAA MAGAALADA CADAADO EE GOBOLKA GALGADUUD

GEELA IIBKA AH WAA 60 HALAAD WAXEEN KALA YIHIN 20 IRMAN ILO WADATA IYO 20 DHALEYSA IYO 20 HORWEYN AH

XARIIRIKARAAN TEL 0615898269 AMA 0612090150 AMA SOMTEL 0625898269 AMA 0622090150 Golis 0906439358


This listing has no comments yet. Be the first to leave a comment.