Dhar tolliin ah

1 year ago   Fashion   Muqdisho   155 views Reference: 289

Location: Muqdisho

Price: Contact us Negotiable


Daahir yare tailor waxaad ka heli kartaa noocyada kala duwan ee dharka toliimada ah sida;

Suudadka qalinjebinada iyo aroosyada

Saraawiisha

Shaararka

Qamiisyada

Futashaariyada

Oo si casri ah loo tolay.

Additional Details

Condition
New

This listing has no comments yet. Be the first to leave a comment.