Cunto caawiye dabiici ah - Natural Food Supplement TAYO LEH, wexey kasameysan tahay 8 nuuc oo kala duwan oo qudaar ah

1 year ago   Health & Beauty   Muqdisho   93 views Reference: 319

Location: Muqdisho

Price: Contact us Negotiable


AG CERA

Waa cunto caawiye dabiici ah taya sarana leh, wexey kasameysan tahay 8 nuuc oo kala duwan oo qudaar ah teknoolajiyad casri ahna loo isticmaalay

, AG cera waxaa loo naqshadeeyey in ay jirkeena dib ugu soo celiso awoodiisa rasmiga ah, dayac tirtana dhamaan qeybaha kala duwan ee jismigeena gudaha iyo dibadaba iyadoo dib ugu celineyso xaaladii caafimaad ee uu qofka ku dhashay.

Cudurada lagula tacaamulo AG CERA

1.kansarka/anti cancer

2.lafa xanuunka

3.miisaanka oo ay dhinto/yareyso

4.sokorta/macaanka

5.aragtida indhaha oo ay koriso

6.kalastaroolka/dufanka jirka

7.dhiikarka

8.dada' qofka oo ay yareyso/anti aging

9.maqaarka oo ay iftiinkiisa kusoo celiso

10.xasaasiyada

11.cudurada maqaarka ku dhaca

12.caado wareerka

13.infekshinka

14.dhalmada/ alle ayaa bixiyo'e

15.nafaqeyn jirka ah

16.baabasiirka

17.gaaska

17.Burooyinka

19.calool fadhiga

20.difaaca jirka..........

....... iyo inkaleba

Wixii faahin ah kala xariir nambarka hoos ku xusan

0615919113


This listing has no comments yet. Be the first to leave a comment.