Guri Kiro Ah
Waa Guri Kiro ah oo Ku yaal Xaafada Garasbaaleey, waxa uu ka koobanyahay 4 qol iyo musqul iyo jiko.

200 $

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |HOWL-WADAAG
WaĂ  guri kiro ah oo ku yaala degmada hawl-waddaag kasoo horjeedka jaamacadda somalia.Waxu ka koobanyahay;3qol+2suul+jiko. Qol kamid ah waa masterroom VIP ah. Nagalaso xiriir 0615036033

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |HAWLWADAAG |WEHLIYE HOTEL AREA.
Waa guri kiro ah oo ku yaala degmada hawl-wadaag gaar ahaan eeriyada hotel WEHLIYE.Wuxuu ka koobanyahy 2qol+fadhi+2suuli+jiko+barking Nagalasoo xiriir 0615036033

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |HODAN |AXMED GURAY.
Waa guri kiro ah oo ka kooban👇4qol+fadhiwayn+3suuli+jiko.2qol waamaster room waana dabaqa 2aad. Hadii aa danaynayso nagala soo xiriir 0615036033

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |HODAN |TALEEX
Waa apartement cusub oo kiro ah, Wuxuu ka koobanyahay 3qol+fadhiwayn+2suuli+jiko, qol kamid ah waa master room VIP ah wuxuu kaloo leeyahay wiish+balakoon+waardiye 24h.Nala soo xiriir hadaa danaynayso 0615036033. NB=sidoo kale qayb kale oo banaan waa haynaa.

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |WAR-DHIIGLEY |FROLANZA.
Waa guri kiro ah oo ka kooban 3qol+2suuli+1jiko. Qol kamid ah waa master room balakoon leh. Gurigu waa cusubyahay. Fadlan la xiriir lanbarkan oo hadda kirayso 0615036033

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |WAABERI |UNICEF AREA.
3qol+2suuli+jiko qol kamid ah waa master room VIP ah. Nagala soo xiriir 0615036033

Contact us

Save
MOGADISHU |HAWL-WADAAG |OLLOW TOWER
Waa guri goglan oo kiro ah.Wuxu ka koobanyahay 3qol+2suuÄşi+jikko+balakoon waasic ah. Hurdo+fadhi VIP ah oo goglan. Wax kasta way yalaan keliya boorsadada hore usoo qaado.La xiriir 0615036033

Contact us

Save
GURI KIRO AH |MUQDISHO |WARDHIIGLEY |GEED-JECEEL.
3qol+2suuli+jiko waa guri cusub dabaqa 1aadLa xiriir 0615036033

330 $

Save
GURI GOGLAN |MUQDISHO |HAWL-WADAAG.
Guri apartment ah oo goglan.2jiif iyo 1fadhiWiish2 suuli+jiko Waa guri goglan keliya boorsadada hore usoo qaado. Wac 0618388188

Contact us

Save
GURI-KIRO AH |MUQDISHO |WARDHIIGLEY |faralonza
Guri kiro ah oo ka kooban3qol+2suuli+jikoGurigu waa cusubyahay Nagasoo wac 0615036033

350 $

Save
GURI-GOGLAN | MUQDISHO | WAABERI km4
Guri kiro ah apartment goglan oo isku goan;1qol oo goglan1 qol oo fadhi ah goglanSuuli+jikoBarking waasic ahLa kaalay boorsadada keliya, guriga wax kasta way yaalaan.Nagala soo xiriir 0614159350

500 $

Save